TOOS U Daawo: Munaasabadda Caleema saarka Madaxweynaha Hirshabeelle

TOOS U Daawo: Munaasabadda Caleema saarka Madaxweynaha Hirshabeelle

0
SHARE

Waxaa goor dhow magaalada Jowhar ka bilaabatay munaasabada caleema saarka Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare, iyadoo ay ka qeyb galayaan Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada, Ra’iisul Wasaare Kheyre, Guddoomiyaha Aqalka sare, Wasiirka Arrimaha Gudaha, Xildhibaano, Senator.

Xaflada oo ka socota Hoolka shirarka Xarunta Farjano ayaa waxaa socota khudbadaha bilowga ee furitaanka Xaflada caleema saarka, iyadoo lagu wado inay khudbado ka jeediyaan madaxda dowlad goboleedyada.

Ammaanka magaalada Jowhar ayaa si aad ah loo adkeeyay, waxaana la joojiyay dhamaan wixii dhaq dhaqaaq gaadiid iyo isu socod ee ka jiray magaalada.

XAFLADDA CALEEMA SAARKA MADAXWEYNAHA HIR-SHABEELLE

Posted by Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed on Monday, October 23, 2017

LEAVE A REPLY