SAWIRRO: Madaxweyne Xaaf oo la kulmay Odayaasha dhaqanka Galmudug

SAWIRRO: Madaxweyne Xaaf oo la kulmay Odayaasha dhaqanka Galmudug

0
SHARE

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa gurigiisa maanta qado ugu sameeyay odayaasha dhaqanka Galmudug waxaana madaxweynuhu kala hadlay odayaasha Xaaladda Galmudug.

Waxaa uu sidoo kale sheegay in dhawaan ay qaadi doonaan howlgal ka dhan dagaalyahanada Al-Shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ah degaanada Galmudug.

Madaxweynaha ayaa intaas hadalkiisa ku daray in uu dadaal Dheer ugu jiro sidii uu hishiis ula gali lahaa maamulka ahlusuna waljameeca si uu maamulkiisu u gaaro deegaanada ay hada maamulaan ahlusuna odayaashana looga baahanyahay in ay qayb ka qaataan oo ay tagaan deeganada ay xukumaan Ahlusuna oo ay kala hadlaan sidii ay ula hishiin lahaayeen maamulkiisa.

LEAVE A REPLY