Dhageyso Maamulka Galmudug oo ka Hadlay Hadlkii Puntland ka soo baxay Kadib...

Dhageyso Maamulka Galmudug oo ka Hadlay Hadlkii Puntland ka soo baxay Kadib Dagaal koban oo suuqa Gaalkacyo ka Dhacay, iyo Masuuliyinta Galmudug oo sheay in ciidamo ay wali suuqa isku horfadhiyan

0
SHARE

HM_Xafiiska Gaalkacyo : Dhawaan Waxa Suuqa Magaalada  Gaalkacyo ka Dhacayay  Dagaalo koban o u dhaxeya Ciidamo Maleeshiyo hubaysan oo ay wateen Ganacsatada Labada Dhinac Waxana Dagaalkasi uu sababay Qasaare isugu Jira Dhimasho iyo dhawac .

Saraakiisha Lamaha Amaanka Maamulka Puntland oo shalay Saxaafada la hadlay ayaa Waxa ay shegeen in Dagaalkii ka Dhacay Suuqa Gaalkacyo uu ahaa Mid ay soo Qaadeen Kooxaha Al Shabaab ee Koonfurta Gobalka Mudug   Waa sida uu Hadalka u dhigaye , Waxaana Sidoo kale Sarakiishu ay Shegeen in ciidankaasi ay la Socdeeen  Cidanka Galmudug .

Qaybo ka Mida Suuqa Bartamaha Gaalkacyo oo ay ku wada Ganacsadeen Ganacsatada Labada Dhinac aya wali Xiran Waxana jira Waan waan Labada Dhinac ay wadaan

Maayarta Degamada Gaalkachyo ee Dhanka Galmudug   Xirsi Yuusuf Bare  oo saxaafada Maaanta La Hadlay aya Waxa uu  ka jawaabay hadlkii ka soo baxay Puntland waxana  uu sidoo kale shegay in ay jiraan ciidamo wali is horfadhiya balse ay socdaan dadaalo lagu kala qadayo ciidamo ay wadan ganacsatada labada dhinac

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY