Daawo Muqaaal Dagaalkii Suuqa Bartamaha Gaalkacyo, iyo jawiga sida uu ahaa inta...

Daawo Muqaaal Dagaalkii Suuqa Bartamaha Gaalkacyo, iyo jawiga sida uu ahaa inta uu dagaalka socday

0
SHARE

HM+__Xafiiska Gaalkacyo : Dagaal Kooban aya waxa uu ka dhacay bartaha Suuqa Gaalakcyo waxana dagaalka inta uu socday ka dhashay qasaare isugu jira dhismasho iyo dhawac iyadoona dagaalka uu u dhaxeyay maleeshiyo ay wateen gaancsatada suuqa gaallkacyo ee  galmduug iyo puntland

inta uu dagalka socday waxa ku dhintay ganacsato , maleshiyadii dagalamaysay iyo mid ka mida ciidamada isku dhafka labada dhinac oo goobta u yimid  in dagalka ay qaboojiyaan

tv horn cable aya baahiyay  warbixin ku saabsan in ciidamada isku dhafka labada dhinac ay ku guul darasteen in dagaalka ay is taajiyaan waxaana dhawcyadi dagaalka ka dhashay la geyay labada dhinac

Hoos ka daawo Muqaalka

LEAVE A REPLY