Daawo Muqaalka: Qaabkii loo kala Qaadayo ciidamada galmudug iyo Puntland ee aaga...

Daawo Muqaalka: Qaabkii loo kala Qaadayo ciidamada galmudug iyo Puntland ee aaga hore difaaca uga kala jiray Suuqa Gaalkacyo oo dhawan Dagaal uu ka dhacay

0
SHARE

HM))Xafiiska Gaalkacyo : Ganacsatada Labada dhinac ee Gaalkacyo aya ku guulaystay in ay kala qadaan ciidamo maleeshiyo beleedyo ka kala soo jeeda labada dhinac waxaana arintan ay qayb wayn ka qaadan maamulada labada dhinac waqooyi iyo koonfur

arintan aya waxa ay  timid kadib markii duledka gaalkacyo shir koban lagu qabtay geeed hoostiis iyadoona la isku afgartay in nabada laga wada shaqeeyo oo cidna aysan dan ugu jirin dagaal ka dhaca mar kale gaalkacyo

masuuliyin ka socda labada dhinac aya   tagay suuqa gaalkacyo iyagoo ay wehlinayan ganacstada labada dhinac waxana halkaasi laga qaaday ciidamadui labada dhinac ee aaaga suuqa difaaca uga jiray

Hoos ka Daawo Muqaalka oo Dhamaystiran

LEAVE A REPLY