Daawo Sawirada : Degmada Wasil oo Yeelatay Dugsi Sare iyo Masuuliyiin ka...

Daawo Sawirada : Degmada Wasil oo Yeelatay Dugsi Sare iyo Masuuliyiin ka Socday Maamulka Galmudug oo Xariga ka Jaray

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo Masulin ka Tirsan Galmudug ayaa ka qeyb galay Munasabad Lagu Daah Furayay Goob Waxbarasho Oo Laga Hirgaliyay Degaanka wisil. Ee Gobolka Mudug
Degaanka wisil ayaa Markii igu Horeysay Laga Hirgaliyay , Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare.

kaasi oo Si Bilaasha ah ay wax oga Baran Donan Bulshada Ayadoona Scholkaasi Hirgaliyay Jaliyada Degankaas, Islamarkaana Waxaa Munaasabada Xarig Jarka Schoolka, ka qeyb galay Maamaulka Degaanka Wisil Kormeeha Guud ee Wasarada Waxbarashada Galmudug Gudomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Mudug Ee Galmudug iyo Bulshada kale.

Cabdi Xuseen. oo U hadlayay Afka Jaliyada Hirgaliyay Gobtaan waxbrashao ayaa Bulshada Degaanka ku Dhiiri Galiyay in ay ka Faaidastaan fursadaan, Asagoona Xusay in Markasta ay Utaagan Yihin Si Bulshadooda ay u Hormarin Lahaayeen.

Cali Xasan Gudomiyaha degaanka Wisil ayaa sheegay in ay soo dhawnayaan Schoolka Cusub ee laga Furay Degaankooda Loona Bahan Yahay in Laga Faidasto.

Kormeeraha Guud Ee Wasarada Waxbarashada Galmudug Cabdirhmana Isxal Sayaa Sheegay in Ka Wasaarad Ahaan ay aqoonsan donan Schoolka Cusub Tageerana ay la Garab Tagan ihiin.

Gudomiyaha Ururka Hawenka Galmudug ayaa ayduna Fursad Muhiim ah ku Tlmaatay In Markii igu Horeysay Dugsi Sare laga Hirgaliyo Deganka. Wisil Ee Gobolka Mudug.

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirada 

LEAVE A REPLY