Daawo Sawirada Galmudug oo durbadiiba Bilowday Qiimeynta dib u Dayactir lagu sameynayo Garoomada Diyradaha ee Galmudug

Wasaarada Gadiidka Cirka iyo Dhulka Galmudug ayaa sheegtay in la dar dar galin doono howlaha shaqo ee garoomada diyaaradaha ee ku yaala deeganada Galmudug kadib kormeer wafdi uu horkacayo wasiirka wasaaradaasi ay ku tageen Qaar ka mida Garoomada Diyaaradaha ee Ku yaala magaalooyinka Galkacyo Iyo Hobyo

Kormeerkaan oo ujeedkiisu ahaa mid ku saabsanaa uu kuurgalida sida ay usocdaan howlaha shaqo iyo tayada dhismaha Garoomada Diyaaradaha ee Ku yaala deegaanada Galmudug qaarkood ayaa waxaa wasiirka wasaarada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Dowlada Galmudug C/laahi Cali Maxamed (C/llaahi Airpor) oo ay wehliyaan xildhibaano iyo masuuliyiin kale oo ka mida kuwa wasaaradaasi waxa ay ku tageen Garoonka diyaaradaha OSHACO ee Magaalada Galkacyo iyo Garoonka Diyaaradaha Dagmada Hobyo ee Gobalka Mudug

Wasiirka iyo wafdigiisa ayaa intii ay kormeerka ku guda jireen waxaa ay warbixino la xariira howlaha shaqo ka dhageeysteen howlwadeenada iyo masuuliyiinta garoomadaasi isagoo sidoo kalana indha indheeyn iyo qiimeeyn ku ku sameeyay Tayada Garoomadaasi

Wasiirka ayaa sidoo kale intii ay kormeerkooda ku guda jireen waxa uu wax ka weydiiyay qaar ka mida duuliyayaasha wada diyaaradaha isticmaala garoomadaasi in ay jiraan dhibaatooyin ay kala kulmaan marka ay kacayaan ama ay dagayaan diyaaradahoodu wadada ay diyaaraduhu ku dagaan kuwaasi oo sheegay in ay jiraan caqabado yar yar oo u baahan in wax laga qabto maadaama lagu guda jiro xilli roobaad

Kormeerkaan oo qaatay muddo dhowr maalmood ah ayaa markii usoo idlaaday waxaa ka warbixiyay ujeedka laga lahaa Wasiirka wasaarada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka dowlada Galmudug C/laahi Cali Maxamed (C/llaahi Airpor) waxaana uu faah faahin dheer ka bixiyay ujeedka kormeerkooda iyo qorshayaasha wasaarada ee ku aadan sare u qaadista howlaha shaqo iyo tayeeynta Garoomada diyaaradaha ku yaala guud ahaan Deegaanada Galmudug waxaana uu sheegay in ay socdaan qorshayaal lagu hagaajinayo laguna tayeeynayo howlaha shaqo ee garoomada sidoo kalana ay dayactir ku sameeyn doonaan ka wasaarad ahaan Dhamaan Garoomada Diyaaradaha ee ku yaala Galmudug

 

Daawo Sawirada


Shabakada hobyomedia.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail hobyomedia1@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii Ugu Danbeyay

Dhageyso Waraysi xasaasi ah Beelo Hortagan in cadaaalada la marsiiyo Shaqsiyaadkii ku edeysanaya dilkii Wasiir Siraaji
- Nov 25, 2017
Waraysigan oo xasaasi ah xambaarsanna warbixino qarsoonaa oo soo shaacbaxay ayuu ka waramay Cabdicasiis ...
Dhageyso Sarakiisha Puntland ee Gaalkacyo ku sugan oo dab ku sii shiday Xiisadii Dagaalkii Suuqa Gaalkacyo iyago shegay in al shabaab ay suuqa soo weerareen
- Nov 25, 2017
Taliyaha Qeybta boliiska Gobolka Mudug ee Puntland Aadan Nuur Qaal ayaa sheegay in Rag ...
Iran oo si kulul uga jawaabtay hadalkii Maxamed bin Salman ku yidhi Ayatollah waa Hitler
- Nov 25, 2017
Iran ayaa dhaxal sugaha taajka boqortooyada Sucuudiga ku sheegtay in uu yahay qof aan ...
Dhageyso:-Goormee Ayay Dib Bilaabaneysaa Dacwada Badda Ee U Dhaxeysa Soomaaliya Iyo Kenya?
- Nov 25, 2017
Xeer Ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in dowladda Kenya ay fursad u ...
Daawo Muqaaal Dagaalkii Suuqa Bartamaha Gaalkacyo, iyo jawiga sida uu ahaa inta uu dagaalka socday
- Nov 24, 2017
HM+__Xafiiska Gaalkacyo : Dagaal Kooban aya waxa uu ka dhacay bartaha Suuqa Gaalakcyo waxana ...
Shiikh Max’ed Siciid Atam oo liiska Argigixisada lagu daray.
- Nov 24, 2017
War lagu baahiyay wakaaladda wararka Sacuudiga u faafisa ee SPA waxaa lagu sheegay in ...
Dhageyso Fah Faahino , Goobtii suuqa Bartamaha Gaalkacyo ee uu dagalka ka dhacay oo ciidamo la geyay yayse ka socdan ciidanka suuqa ku sugan
- Nov 24, 2017
Dagaal udhaxeeyay Ciidamada Puntland iyo kuwa galmudug ayaa maanta ka dhacay magaalada gaalkacyo ee ...
Dhageyso Maamulka galmudug oo ka Hadlay Dagaalkii ka Dhacay Shalay Suuqa Gaalkacyo,ganacsade dagaalka ku dhintay iyo xaalada suuqa
- Nov 24, 2017
4 qof oo uu kujiro Nin Ganacsade ahaa ayaa ku dhintay Dagaalka Maanta  Tiro ...
Dowladda Ruwanda Oo Qaabilaysa 30,00 Oo Qaxooti Ku Dhibaataysan Dalka Libiya
- Nov 24, 2017
Haweenyda Wasiirka Arrimaha Dibedda ka ah dalka Rwanda, Louise Mushikiwabo ayaa sheegtay inay doonayaan inay qaabilaan ...
Waa sidee Gaalkacyo Caawa kadib dagaal maanta ka dhacay Gaalkacyo
- Nov 23, 2017
Gaalkacyo: Ugu yaraan 4 qof ayaa ku dhimatey , shan qof oo kalana waa ...
Faah Faahin Dadkii ku dhintay Dagaal kooban oo maanta ka dhacay suuqa barhama gaalkacyo o korartay , wararkii ugu danbeyaysay
- Nov 23, 2017
Dagaal dhaxeeyay maleeshiyaad kala taabacsan maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa ka dhacay maanta suuqa ...
Dhageyso Dagaalkii Maanta ka dhacay Suuqa Bartamaha Gaalkacyo , ciidamo la geyay goobta iyo warar kala duwan oo xaalada gaalkacyo ku saabsan
- Nov 23, 2017
Barqanimadii Maant ayaa mar qura waxa Bartamaha Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ka ...
Faah Fahin Dagaal Kooban oo Maanta ka Dhacay Suuqa Gaalkacyo iyo Dhimasho iyo Dhaawac ka dhalatay
- Nov 23, 2017
Wararki ugu dambeyay ayaa sheegaya in dagaalka uu Sii xoogeystay kadib markii labada dhinac ...
Raashiya, Turkiga iyo Iiraan oo isku raacay Shir looga hadlayo Arrimaha Syria
- Nov 23, 2017
Saddexda Madaxweyne ayaa hadalkaasi ku dhawaaqay, kadib, markii ay kulan Wadajir ah ku yeesheen ...
10-ka Hoggaamiye Ee Xillgan Ugu Waqtiga Dheer Qaaradda Afrika
- Nov 23, 2017
Robert Mugabe oo 93 jir ah, ahaana hoggaamiyihii Zimbabwe laga soo bilaabo xuriyaddii dalkaasi ...
 
Advertisements