Daawo Sawirada : Xaaf oo Muqdisho shir Xasasi ah kula Qaatay Xildhibaanada...

Daawo Sawirada : Xaaf oo Muqdisho shir Xasasi ah kula Qaatay Xildhibaanada labada Aqal ee kasoo jeeda Galmudug.

0
SHARE

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa kulan la qaatay Xildhibaanada kasoo jeeda Galmudug.

Xildhibaanada Galmudug ee Labada Aqal isla markana siyaasad ahaan iska soo horjeeda ayaa kulanka kasoo muuqday.

Madaxweynaha ayaa kulanka casho ah oo uu la qaatay labada dhinac waxaa ugu muhiimsanaa sidii loola shaqeen lahaa Madaxweyne Xaaf.

Inta kulanka uu socday ayaa lagu soo qaaday arimo badan oo muhiim ah taasi oo ku aadan muranka siyaasadeed ee taagan.

Xildhibaanada labada dhinac ayaana u muuqda kuwa siyaasad ahaan isku dhow marka loo fiirsho qilaafka taagnaa maalmahan

LEAVE A REPLY