(Dhagayso) Ciidamada isku Horfadhiya Suuqa Gaalkacyo oo labada dhinac ay war ka...

(Dhagayso) Ciidamada isku Horfadhiya Suuqa Gaalkacyo oo labada dhinac ay war ka soo Saaren

0
SHARE

Duqa Dagmada Gaalkacyo ee Galmudug Xirsi Yuusuf Bare oo Caawa qadka Taleefanka Uguwaramay Barnaamijka Xulashada Ee Idaacada Hobyo ayaa sheegay in Biri lagu Balamay in lakala Qaado Dhinacyada ishorfadhiya lagana shaqeeyo Nabada Gaalkacyo

Xirsi Yuusuf Bare waxa uu sheegay in ay qabaan rajo wanaagsan oo kusaabsan soo afjarida Mashaqada kataagan Suuqa Gaalkacyo

Axmed Khaliif Geedi ayaa waxa uu waxkaweydiidiiyay qodobadii kasoobaxay kulanka Maanta Duqa Dagmada Gaalkacyo ee Galmudug Xirsi Yuusuf Bare

                               Hoos Ka Dhagayso Waraysiga Duqa Dagmada

LEAVE A REPLY