Dhagayso:-puntland oo ka hadashay Hubka Culus oo Maalmahan ka dhacayey Magaalada Gaalkacyo...

Dhagayso:-puntland oo ka hadashay Hubka Culus oo Maalmahan ka dhacayey Magaalada Gaalkacyo iyago shegay in ay wali jiraan ciidamo galmudug iyo puntland ah oo isku horfadhiya bariga Gobalka mudug

0
SHARE

Maxamuud Yaasin Axmed ayaa sheegay inay Hubkaasi ka soo saareen go,aano wax ku ool ah kuwaas oo sidoo kale lagu mamnuucayey in lagu Sifeeyo Gudaha degmada Gaalkacyo hubka Cusulus.

Maxamuud Yaasin Axmed Tumey ayaa wuxuu Carabka ku adkeeyey inaysan Go,aankan ku ekayn Ciidamada ee ay la xuquuq yihiin kuwa iibiya Hubka Noocyadiisa.

Hoos ka dhagayso Codka Duqa:

LEAVE A REPLY