Dhageyso Amniga iyo Horumarka Gaalkacyo oo laga Wada Hadlay

Dhageyso Amniga iyo Horumarka Gaalkacyo oo laga Wada Hadlay

0
SHARE

Mamaulka Degmada Gaalkcyo ee Galmudug Oo Maalmihii igu Danbeyey Ku guda jiray Dar.dari Galinta Olalaha Lagu Hormarinaayo degamada Gaalkacyo

ayaa kulan Dhiiri galin ah la qaaday Bulshada Magalada si ay qeyb oga noqadan Qorshayaasha dhanka Hormarinta ah ee ka socoda Magaalada

Duqa Degmada Galakcyo Ee Galmudug Xirsi yusuf barre oo Kulan la qaaday Ururarada dhalinyarada magaalada iyo qeybaha kale ee Bulshada aya ku dhiiri galiyay Hananka Igu Haboona ay oga qeyb qaadan karaan Hormarka hada Ka Socoda Degmada Galakcyo.

Maamulka Degmad Gaalkcyo Ee Galmudug ayaa ku Gulastay Wajigii Kowaad ee Howlgalada Lagu Burbrinaayo Gobaha Sida Sharci darada Looga Dhistay Xaafadaha Gaalkacyo.

Halkaan ka Dhageyso, Codka 

LEAVE A REPLY