DHAGEYSO: Dowladda oo laga sugaayo cida qaadeysa masuuliyada dhiibistii C/kariin Qalbi Dhagax

DHAGEYSO: Dowladda oo laga sugaayo cida qaadeysa masuuliyada dhiibistii C/kariin Qalbi Dhagax

0
SHARE

Guddigii ka socday Baarlamaanka Soomaaliya ee loo xilsaaray Kiiska Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo lagu wareejiyay dowladda Itoobiya, waxa ay sheegeen hanaankii loo maray in ay aheyd Sharci daro.

Haddaba Guddigaasi waxa ay sheegeen in Kiiskaasi ay maareysay Hay’adda Nabad suggida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed, islamarkaana aan xog badan la siin Madaxda dowladda.

Su’aasho waxay tahay ayaa loo heystaa Mas’uuliyadda dhiibidda Qalbi Dhagax?

Hoos ka dhageyso warbixin arimahaasi ku saabsan.

LEAVE A REPLY