Dhageyso Faah Faahino Dadka Deganka Bitaale oo waramaya Nin qof shacab ah...

Dhageyso Faah Faahino Dadka Deganka Bitaale oo waramaya Nin qof shacab ah ku dilay Degankaasi iyo Warar kale oo arintasi ku soo kordhay

0
SHARE

Faah Faahino aya ku soo kordha warar shegaya nin huabysan oo qof shacab ah ku dilay dehanka  bitaale Halkaasi goor dhow lagu dilay Qof Haween ah.

Qofka Haweenka ee la dilay ayaana Ah Qof aad looga yaqaano Deegaanka waxaana lagu Magacaabaa booto Faarax Cabdi.

Dadka Deegaanka Bitaalle ayaana aad uga naxay dilka Haweeneydan loo geestay.

Falka kadib Waxaa Qadka Taleefanka kula xiriirnay Dadka Deegaanka kuwaasi oo sharaxay Qaabka loo dilay Booto Faarax Cabdi,

Hoos ka  dhageyso Codka

LEAVE A REPLY