Dhageyso Galmudug oo sheegtay in dib mar kale loo huriyay Coladii Gobalka...

Dhageyso Galmudug oo sheegtay in dib mar kale loo huriyay Coladii Gobalka Mudgu ee u dhaxeysay galmudug iyo puntland

0
SHARE

Xirsi Yuusuf Bare Duqa Dagmada Galkacyo ee Galmudug oo Waraysi siiyay Caawa Barnaamijka Xulashada Ee Radio Hobyo ayaa waxa uu sheegay in aysan waxba kajirin Warsaxaafdeedka kasoo Baxay IGAD Ee lagu sheegay in ay jirto Cabsi Dagaal oo kajirta Gaalkacyo

Xirsi Yuusuf Bare Waxa uu sheegay in hada aan loo Baahneen in IGAD ay Colaaad iyo Qalqal ay Galiso Bulshada

Waxa uu Xirsi Yuusuf Bare Duqa Dagmada Galkacyo ee Galmudug sheegay in aysan jirin wax Colaad ama Qilaaf ah oo hada ka dhexeeya labada Maamul ee Galmudug iyo Puntland

Wariye Axmed Khaliif Geedi ayaa waraystay Xirsi Yuusuf Bare Duqa Dagmada Galkacyo ee Galmudug

 

                          Hoos Ka Dhagayso Waraysiga

LEAVE A REPLY