Dhageyso Galmudug oo Sheegtay in Saraakishii Shabaab qaarkood ay si dhuumalaysi ah...

Dhageyso Galmudug oo Sheegtay in Saraakishii Shabaab qaarkood ay si dhuumalaysi ah u soo Galeen Deganada Galmudug

0
SHARE

wasiir  ku xigeenka Wasaarada amniga Galmudug Mahad Xasan Maxamed oo lahadley Warbaahinta Hobyo Radio ayaa sheegay in Dhamaan Ciidamada Galmudug ay Heygan Ugujiraan Sidii ay Uga Hortagi Lahaayeen Ciidamo katirsan Al Shabaab oo oo kasoocararay Duqeymaha Loogu Geysanayo Gobolada Koonfureed ee Dalka Hadana Firxadkoodu ay yimaadeen Deegaano Katirsan Gobolada Mudug iyo Galgaduud

Wasiir  kuxigeenka Wasaarada amniga Galmudug waxa uu sheegay in Hey.adaha Amniga Galmudug ay Wadaan qorshaha looga Saarayo Al Shabaab Deegaanada ay yimaadeen

Mahad Xasan Maxamed ayaa sheegay in Deegaanada Xiindheere iyo Aboorey ay soogaareen kooxyar oo al shabaab ah

Wariyaheena Xuseen Cabdulle ayaa waraystay Wasiir  kuxigeenka Wasaarada amniga Galmudug

                   Hoos ka Dhageyso Waraysiga Wasiir  kuxigeenka Wasaarada amniga

LEAVE A REPLY