Dhageyso Gudoomiyaha Gobalka Mudug ee Galmudug “Puntlan Ciidamo ayay ku soo daadisay...

Dhageyso Gudoomiyaha Gobalka Mudug ee Galmudug “Puntlan Ciidamo ayay ku soo daadisay deganadii lagu dagalamay,yaan dagaal kale dib naloogu celin “

0
SHARE

Gudomiyaha Gobolka mudug Cabdi Rashiid Xaashi Cartan ayaa ku Eedeyay Maamulka Puntland inay xiisad ka Hurinayaa deegano ay maamusho Dowlad goboleedK Galmudug.

Waxa uu sheegay in Puntland ay ciidmo keentay deegaanada kala ah Singaduud, Cali-waal iyo God gaashaan.

Sidoo kale Waxa uu tilmaamay in Ciidamada Puntland ka socda ee soo  galay deganada Maamulka Galmudug ay wax u dhimi karto dagaanashaha gobalka isagoo ka digay in xiisad dagaal  mar kale gobalka laga abaabulo

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY