DHAGEYSO: HALKEE AYUU KU DAMBEEYAA MOOSHINKII LAGA WADAY MADAXWEYNE SHARIIF XASAN?

DHAGEYSO: HALKEE AYUU KU DAMBEEYAA MOOSHINKII LAGA WADAY MADAXWEYNE SHARIIF XASAN?

0
SHARE

Afhayeenka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in arrintii ku aadaneyd in uu khilaaf ka dhex jiro Maamulka Koonfur Galbeed soomaaliya ay aheyd mid been abuur ah.

Nuuradiin Gacma ayaa sheegay in Xildhibaano tiro yar oo ka hadlay Warbaahinta ay sheegen in ay mooshin ka gudbiyeen Madaxweyne Shariif balse markii dambe ay ku fashilmeen.

Isaga oo sii hadlayay ayaa waxa uu shegay in hadda uusan jirin wax mooshin ah oo lag gudbiyay Shariif Xasan isla markaana kuwii horay u kenay ay dib uga laabteen.

Hoos ka dhageyso Codka

LEAVE A REPLY