Dhageyso Maamulka galmudug oo ka Hadlay Dagaalkii ka Dhacay Shalay Suuqa Gaalkacyo,ganacsade...

Dhageyso Maamulka galmudug oo ka Hadlay Dagaalkii ka Dhacay Shalay Suuqa Gaalkacyo,ganacsade dagaalka ku dhintay iyo xaalada suuqa

0
SHARE

4 qof oo uu kujiro Nin Ganacsade ahaa ayaa ku dhintay Dagaalka Maanta  Tiro intaa kabadana waa ay ku dhaawacmeen

Waxaa Gaaray Bartamaha Suuqa Gaalkacyo Ciidan ka tirsan kuwa isku dhafka ee Galmudug iyo Puntlan waxaana wararka qaarkood ay sheegayaan in sidoo kale uu Dagaalka ku dhintay Askkari katirsan Ciidanka isku dhafka ah

Dagaalladan ayaa waxa uu ka dhashay  muran la xiriira adeegsiga bakhaar ku yaalla bartamaha suuqa magaalada.

Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Galmudug Cabdi Rashiid Xaashi Cartan ayaa kahadlay Dagaalkii Maanta

HOOS KA DHAGAYSO 

LEAVE A REPLY