Dhageyso Maamulka Puntland oo ka Hadlay Ciidamada isku horfadhiyay Suuqa Gaalkacyo ee...

Dhageyso Maamulka Puntland oo ka Hadlay Ciidamada isku horfadhiyay Suuqa Gaalkacyo ee Maanta la kala Qaaday iyo Waxa ay ku heshiiyeen Labada Dhinac

0
SHARE

Masuuliyinta Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kaashanaya Ganacsatada Magalada ay wadeen dadaalo xoogan oo lagu xalinayo iska horimaadkii dhawaan kadhacay suuqa weyn ee Mgalada Galkacyo ee geystay qasaare isku jiro dhimasho iyo dhaawac ayaa ugu dambeynti waxaa waxaa ay ku guuleysteen in ay kala qaadan ciidamada isku hor fadhiyay  suuq iyo dib u furista suuqa oo mudda laba cisho ah xirnaa.

Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee  Dhanka Puntland Xasan Maxamed Abgalow ayaa nasiib daro ku tilmaamay shaqaaqadii ka dhacday suuqa Gaalkacyo isagoona intaas ku daray in labada Maamul ay ka go’antahay nabadda Gaalkacyo.  

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY