DHAGEYSO: Madaxdweynayaasha Galmudug ,puntland ,jubaland oo Khudbad u jeediyay Aqalka Sare

DHAGEYSO: Madaxdweynayaasha Galmudug ,puntland ,jubaland oo Khudbad u jeediyay Aqalka Sare

0
SHARE

Kulanka 15 aad Ee kala Fadhiga 2aad Ee Golaha Aqalka sare Waxaa Maanta ka qeyb galay oo Horyimid Xildhibaanada Aqalka Sare Madaxweynayaasha Dowlad Goboledyada Soomaaliya

Gudomiye Ku xigeenka Aqalka Sare Mudane Abshir Maxamed Axmed Bukhaari oo Kulanka shir gudoominayay ayaa Warbixin la xiriirta shaqada Golaha ujeediyay Ka qeyb galayaasha kulankaan.

Dhammaan Madaxda maamul goboleedyadda ayaa khudbad ay kaga hadlaayeen Xaaladda Soomaaliya waxa ay u jeediyeen Xildhibaanada Aqalka Sare.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY