DHAGEYSO:-Madaxweynaha Koonfur-Galbeed Shariif Xasan Oo Ka Hadlay Mooshinka Laga Wado iyo wararka...

DHAGEYSO:-Madaxweynaha Koonfur-Galbeed Shariif Xasan Oo Ka Hadlay Mooshinka Laga Wado iyo wararka sheegaya in madaxweyne farmajo uu lacago badan ku bixiyay mooshinka

0
SHARE

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Mooshinka ay ka wadaan Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulkaasi.

Shariif Xasan ayaa sheegay in uu maqlay keliya in mooshin xilka looga qaadayo ay ka wadaan qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka koonfur Galbeed.

Waxa uu sheegay cidii rabta hoggaanka Maamulka iney qabato in looga baahan yahay iney sugaan waqtiga doorashada balse hada aysan wanaagsaneyn in mooshin iyo shirar Maamulka lagu duminayo la abaabulo.

HOOS KA DHAGEYSO

LEAVE A REPLY