Dhageyso Odayaal iyo waxgarad ka Hadlay Shirka Galmudug iyo ahlusuna uga socda...

Dhageyso Odayaal iyo waxgarad ka Hadlay Shirka Galmudug iyo ahlusuna uga socda kenya ,iyo halka ay wax marayan

0
SHARE

Nabadoon cabdulaahi cali faarax cunaaye ayaa ka hadlay shirka magaalada neyroobi ay ku yeelanayaan Galmudug iyo Ahlusunna.

Nabadoonka ayaa siweyn u soo dhaweeyay Kulanka labada dhinac wuxuuna rajo wanaagsan ka muujiyay in uu is fahan ku soo dhamaado kulankoodo.

Nabadoon Cabdulahi cunaaye ayaa sheegay in faragalin shisheeye ay kukala dhax jirto Galmudug iyo ahlusunna

Halkaan Ka Dhageyso

LEAVE A REPLY