Dhageyso Puntland oo jawaab Kulul ka Bixisay War-saxaafadeedka Ururka IGAD Kasoo Baxay...

Dhageyso Puntland oo jawaab Kulul ka Bixisay War-saxaafadeedka Ururka IGAD Kasoo Baxay iyo wararka shegaya in colaada gobalka mudug ay soo labatay

0
SHARE

Duqa degmada Gaalkacyo Maxamuud Yaasin Axmed Tumey ayaa maanta ka hadlay war qoraal oo kasoo baxay urur goboleedka IGAD.

waxaana uu sheegay inaysan jirin xiligan wax colaad ah oo ka taagan gobolka Mudug Taas oo ururku uu ka diggay.

Duqa degmada Gaalkacyo ayaa sheegay inay xaalada magaalada Gaalkacyo iyo Guud ahaan gobolka Mudug ay marayso meel wanaagsan.

Waxa uu intaasi ku daray in ay jiraan isu soo dhawaansho iyo wadda shaqayn Puntland iyo Galmudug ee gudiyada nabad galayada ah

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY