DHAGEYSO:-Sanator Cabdi Qeydiid”Shirkado Yurub ama Amerika ka yimid oo ku dhex shaqeysanaya...

DHAGEYSO:-Sanator Cabdi Qeydiid”Shirkado Yurub ama Amerika ka yimid oo ku dhex shaqeysanaya Garoonka Aadan Cadde Lacag malaga qaadaa?

0
SHARE

Sanator Cabdi Qeydiid oo ka hor hadlayay kulan ay muqdisho ku yeesheen xubanaha aqalka sare ayaa ka hadlay arimo kala duwan oo xiligaan ka jira magaalada muqdisho .

Cabdi Qeybdiid ayaa hadalkiisa intiisa badan uga hadlay shirkado ka yimid yurub iyo maraykanka oo ka dhex shaqaysta sida uu ku sheegay hadalkaan hoose.

HOOS KA DHAGEYSO

LEAVE A REPLY