Dhageyso Saraakiisha Ciidamada Oo Ka Hadlay Madaafiic Laga Maqlay Magaalada Gaalkacyo iyo...

Dhageyso Saraakiisha Ciidamada Oo Ka Hadlay Madaafiic Laga Maqlay Magaalada Gaalkacyo iyo Warar la isla dhax Marayay

0
SHARE

Ayadoo xiliyadii u dambeeyay dhawaqa madaafiicda laga maqlayay gudaha magaalada gaalkacyo ayaa arinkaasi waxaa markii ugu horeeyay ka hadlay taliska ciidanka booliska gobalka mudug ee galmudug

Kusimaha Taliyaha Booliska Gobolka  ee galmudug  Maxamuud Cilmi Gulaafe Ayaa Ku Baaqay in La Joojiyo madaafiicda bulshada laga dhex ridayo oo dada badan qal qal ku abuurtay

Taliye gulaafe ayaa sheegay in saraakiisha labada dhinac ee sida sharci la,aantaa bulshada dhexdeeda hubka ugu baraaweeye talaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono

Hadalka taliyaha ayaa kusoo aadaya xili shacabka gaalkacyo ay qal qal ku beereen madaafiicda mararka qaar laga maqlo magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug

Hoos Ka Dhageyso Codka Maxamuud Cilmi Gulaafe

LEAVE A REPLY