DHAGEYSO:-shirkii Madaxda Dowladda iyo kuwa Maamul Goboleedyada xal ma u noqday khilaafkii ka dhaxeeyay

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Dhawaan  Muqdisho waxaa lagu soo gaba gabeeyay shirka Madaxda Dowladda Dhexe iyo Dowlad goboleedyada kaas oo ujeedka loo qabtay uu ahaa in xal laga gaaro khilaaf u dhaxeeyay Madaxda Dowladda iyo kuwa Maamul goboledyada.

Hadaba shirkaas maxaa qorsho ah oo ka soo baxay iyo sababahii ugu weeynaa uu u dhaafay waqtigii loogu tlo galay Su’aalahaas iyo Su’aalo kale waxaa ka jawaabaya Siyaasiga Axmed Salaad Ow-Aadan.

Siyaasiga ayaa ku tilmaamay qodobada ka soo baxay shirka iyo inta uu socday wqtigiisa faraha badan in uusan aheyn mid Shacabku sida ay filayeen u soo baxay.

Hoos ka Dhageyso Codka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.