Dhageyso: War Cusub Oo Laga Sheegay Amniga Garoonka Aadan Cadde Oo Maalmahan...

Dhageyso: War Cusub Oo Laga Sheegay Amniga Garoonka Aadan Cadde Oo Maalmahan Cabsi Ka Jirtay

0
SHARE

Mas’uuliyiinta Garoonka Aadan Cadde ayaa faahfaahin ka bixiyay Xaaladda Ammaan ee garoonka oo maalmihii lasoo dhaafay la sheegayay in ay ka jirto khatar Amni.

Qaar ka mid warbaahinta ayaa tabinaayay maalmihii lasoo dhaafay in shaqadii garoonka isbadel lagu sameeyay Qaraxyo laga cabsi qabo in ay ka dhacaan garoonka Aadan Cadde.

Maareeyaha Garoonka Aadan Cadde Cabdi Ashkir Jaamac ayaa sheegay in uu ballaaran yahay garoonka,islamarkaana si gaar ah loo xiray qeybta Xalane ee garoonka sababtuna ay tahay in Amniga garoonka dib u habeyn lagu sameeyo.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY