Dhageyso Waraysi xasaasi ah Beelo Hortagan in cadaaalada la marsiiyo Shaqsiyaadkii ku...

Dhageyso Waraysi xasaasi ah Beelo Hortagan in cadaaalada la marsiiyo Shaqsiyaadkii ku edeysanaya dilkii Wasiir Siraaji

0
SHARE

Waraysigan oo xasaasi ah xambaarsanna warbixino qarsoonaa oo soo shaacbaxay ayuu ka waramay Cabdicasiis Cabdullahi Siraaji oo ay walaala yihiin Marxuum Wasiirkii hore ee howlaha guud laguna dilay magaalada Muqdisho.

Waraysigan oo Cabdisiis siiyey golaha1960 iyo websaydhada ay wada shaqeeyaan ayaad ka ogaaneysaa go’aanka uu madaxweyne Farmaajo ka qaatay dilkii Wasiir Cabaas Cabdullahi Siraaji.

HOOS KA DHAGEYSO CODKA

LEAVE A REPLY