Dhageyso Xildhibanadii Barlmanka Galmudug ka Tirsana ee horay u shegay in xaaf...

Dhageyso Xildhibanadii Barlmanka Galmudug ka Tirsana ee horay u shegay in xaaf ay xilka ka qadeen oo kulan deg deg ah isugu yimid isagona saxafada shir jaraid siiyay

0
SHARE

Xildhibaanadii Sheegay in Xilka ay ka Qaadeen Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa Dib u Dhigay Jadwalka Doorashada Madaxweynaha Galmudug Sida ay Warbaahinta Maanta u Sheegeen

Hadalkan  ka Soo baxay Xildhibanada aya yimid Kadib markii uu Madaxweyne Farmaajo kulan muqdisho kula qaatay xubnaha ugu muhiimsan xildhibanda galmudug gaar ahaan qaybtii madaxweyne xaaf  horay u shegay in xilka ay uga qaadeen

dhanka kale kulankii farmaajo iyo xildhibanada aya la shegay in la isku mari wayay sida saxaafada ay u shgeen xubno ka tirsan barlmanka galmudug oo kulankaasi ka qayb galay balse arintan dib u dhigista aya muujinaya in uu jiro isfahan hoose oo labada dhinac ay isku afgaten inkastoo saxafda aan loo dusin xogtaasi

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY