Faah Faahino Nin Caan ka aha Deganada Galmudug oo lagu Dilay Degano...

Faah Faahino Nin Caan ka aha Deganada Galmudug oo lagu Dilay Degano Hoos taga Gaalkacyo

0
SHARE

Allaha Unaxariirtee Tahliil Kar-kar oo ahaa nin si weyn looga yaqaan Deegaanada Galmudug ayaa maanta lagu dilay deegaanka xaaro gobolka mudug ee galmudug oo uu marxuumka deganaa.

Goobjoogyaal ayaa Warbaahinta  usheegay in nin ku hubeysan qori Ak 47 uu rasaas ku furay Tahliil kar-kar sidaasina uu ku geeryooday.

Sababta dilka ayay goobjoogyaal noo sheegeen inay timid kadib muran dhex maray gacan ku dhiiglaha iyo marxuumka oo labaduba isku beel hoose ah.

Waxaa baxsaday ninkii dilka geystay sida ay dadka deegaanku sheegayaan iyadoo xaalada dagantahay hada.

LEAVE A REPLY