Maamulka Dagmada Wisil oo ku Guuleystay in Dib loofuro Wado Xirneed

Maamulka Dagmada Wisil oo ku Guuleystay in Dib loofuro Wado Xirneed

0
SHARE

Culumada Waxgaradka iyo Dagmada Wisil Ee Gobolka Mudug ayaa ku guuleystay in ay dib u furaan Wadaada Wisil oo horay bartankeeda la dhistey taas oo ay aad ugu xumaadeen Shacabka Wisil oo kaalin Weyn ka Geystay Dhismaha Wadada isku Xirta Wisil iyo Hobyo.

Wadadaan Dibloofuray ayaa in Muda ah Uxirneyd Muran iyo Qilaaf Jiray waxaana Arintaas ka dhashay Walaac Xoogan oo Dhanka Bulshada Ah 

Dad badan oo ku Nool Gudaha iyo Dibada ayaa aad uga xumaadey  jarista Wadada balse Culuma Udiinka  iyo Waxgaradka Dagmada Wisil Waxaana Dadaalka ugu xoogan ee lagu furey wadadaas Gacanweyn ka Geystay Shiiq Cabdulaahi Aadan Kooshin oo kamid ah Culuma.Udiinka Dagmada Wisil Sida uu Radio Hobyo uu Usheegay Gudoomiyaha Dagmada Wisil Cali Xasan 

LEAVE A REPLY