Maraykanka oo soo saaray kaniin casri ah oo caloosha fariimo kasoo dhex gudbinaya

Wakaaladda dawada Maraykanka ee FDA ayaa ansixisay kaniin cusub oo lagu dhex guntay aalad casri ah oo caloosha kasoo dhex gudbineysa macluumaadka la xiriira in qofka loo qoray kaniinka uu qaatay iyo in kale.

Kaniinkan ayaa waxaa soo saarta shirkadda Abilify MyCite waxaana loogu talogalay dadka miyir daboolba, waxaana qasab ah in qofka loo qorayo uu ogolyahan marka hore.

Balse waxaa la sheegay in mararka qaar fariinta aaladda yar ee kaniinka ku dhex jirta ay la daahi karto, soona gudbin karto saacado kadib.

Aaladan ayaa fariinta u gudbinaysa taleefoon casri ah oo uu haysto qofka bukaanka ah, kadibna waxa ay fariinta usii gudbaysaa dhaqtarkii dawada qoray, kaas oo ogaanaya in bukaanka uu dawada qaatay iyo in kale.

“In la ogaado in qofka qaba xanuunada maskaxda uu dawadiisa si fiican u qaato waa arrin fiican, FDA-na waxa ay taageeraysaa isticmaalka iyo soo saarka tiknoolajiyadda cusub, waxaana naga go’an in aan la shaqayno shirkadaha wax soo saarka dawada” ayuu yiri Mitchel Mathis oo ka tirsan maamulka wakaaladda FDA

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii Ugu Danbeyay

(Dhagayso) Dood Kulul oo Ku saabsan Heshiiskii Galmudug iyo Ahlu Sunna
- May 26, 2018
Doodaan ayaa waxa ay kusaabsantahay qilaaf Dib uga dhex abuurmay Maamulka Galmudug Gaar ahaan ...
Daawo Sawirada Madaxweyne Xaaf iyo Xildhibaano la socday oo Dib ugu Soo Laabaty Dhuusamareeb
- May 26, 2018
Madaxweynaha Galmudug Axmed ducaalle Geelle Xaaf iyo Wafdi balaaran uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada ...
Xog la yaab Leh Shirkada Facebook oo Macaamiisha isticmaasha ka Dalbatay in ay la Wadaagan Sawiradooda oo Qaawan Maxay tahay Sababtu?
- May 26, 2018
Barta ay bulshadu ku xiriirto ee Facebook ayaa dadka waydiisanaysa sawirro ay qaawan yihiin, ...
Faransiiska oo Xir Xiray Basaasiin looga Shakiyay in ay la Shaqeynayeen Shiinaha
- May 26, 2018
Dawladda Faransiiska ayaa xabsiga dhigtay labo qof oo ka tirsanaan jiray laammaha sirdoonka ee ...
Madaxweyne Farmaajo ” waan awoodi weynay Joojinta dagaalka Tukeraq
- May 26, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo maanta oo Jimco ah ka hadlay Masaajid ku ...
Wasaaradda Amniga oo War-Cad kasoo saartay Shilkii dhex maray Ciidamada NISA & Xildhibaan C/llaahi M. Nuur (Aqri)
- May 25, 2018
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa War-cad kasoo saartay dhacdadii uu ku lug lahaa xildhibaan ...
Daawo Sawirada Qarax lagu weeraray Maqaayad ku taalla Magaalada Ontario ee dalka Canada
- May 25, 2018
Booliska dalka Canada ayaa sheegay in laba nin ay soo galeen maqaayad ku taalla ...
DAAWO MUQAALKA Lataliyihii Cali Khaliif oo Sir Badan Fashiliyey, Kana Hadlay Dagaalka Tukaraq isago yiri ,”Faysal Waraabe Shaqaale ayuu Ahaa Majeerteen Yuu Habaarin”
- May 25, 2018
Lataliyihii hore ee arrimaha bulshada iyo amniga madaxweynihii Khaatumo siyaasi Cali Cilmi Warsame (Cali ...
DAAWO-Hubkii iyo Gaadiidkii DAGAALKII TUKARAQ Laga Furtay Soomaaliland OO LA SOO BANDHIGAY
- May 25, 2018
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu hadda ka helayno magaalada Garoowe ayaa sheegaya in gudiga ...
Qarax Lagu Hoobtay oo ka dhacay Bartamaha Magaalada Benghazi., ,Wararkii u Danbeyay
- May 25, 2018
Ugu yaraan 7 qof ayaa dhimatay, 25 kalane wey dhaawacmeen kadib gaari walxaha qarxa ...
Nin ka mid aha Raga ugu Sar sareya Ajaanibta la jooga Al-shabaab oo isdilay Maxay tahay Sababtu?
- May 25, 2018
Meeydka muwaadin Kenyan ah oo u dagaalamayay Al-shabaab ayaa laga helay kaam ku yaala ...
Dhageyso:-Galmudug Iyo Hir-Shabeelle Oo Ciidamo Kala Dhex Dhigay Maleeshiyaad Ku Dagaalamay Hiiraan
- May 25, 2018
Deegaanka Banyaaleey ee Gobolka hiiraan ayaa dhowr mar waxa ku wada dagaalamay laba maleeshiyo ...
Baaritaan Cusub: Hobyomedia.com oo ogaatay in 12-kamid ah 13-ka wasiir ee uu magacaabay Ra,iisul Wasaare Kheyre ay kamid yihiin laanta xeer-dejinta
- May 25, 2018
Ra’isalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay 13, Wasiir kuwaas oo isugu jira Wasiirro,wasiir ku ...
AKHRISO: Guddoomiye Yariisow oo gacanta kula jira qorshihii xilka looga qaaday Thaabit Cabdi
- May 25, 2018
Saacadihii la soo dhaafay waxaa Banaadir ka dhacay shir lagu daah-furay qorshaha midaynta iyo ...
Madaxweyne caan ah oo loo heysto inuu xaday dheyman lagu qiimeeyey 15 bilyan oo dollar
- May 24, 2018
Guddi ka tirsan baarlamanka dalka Zimbabwe ayaa la filayaa inay ku cadaadiyaan madaxweynihii hore ...
>
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
 
Advertisements