MUUQAAL:-Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo wareysi dhinacyo badan taabanaya uga hadlay xaaladda...

MUUQAAL:-Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo wareysi dhinacyo badan taabanaya uga hadlay xaaladda Galmudug

0
SHARE

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi (Carrabeey) oo dhawaan wareysi dhinacya badan taabanaya lala yeeshay ayaa ka hadlay arimo badan oo dhamaantood ku saabsan xaaladda guud ee maamulka Galmudug.

Waxyaabaha uu wareysigaan Madaxweyne ku xigeenku si hufan uga hadlay ayaa waxaa ka mid ah:-Khilaafka soo kala dhex galay madaxda Galmudug, Khilaafka u dhexeeya Gulmudug iyo Ahlu-sunna iyo dagaalada soo noqnoqday ee u dhexeeyo Galmudug iyo Puntland iyo arimo kale oo badan.

  HOOS KA DAAWO WAREYSIGA

LEAVE A REPLY