Sawiro : Ardayda Jaamacada Gaalkacyo University oo imtixaan u Fadhiistay

Sawiro : Ardayda Jaamacada Gaalkacyo University oo imtixaan u Fadhiistay

0
SHARE

Dhamaan Ardayda Jaamacada Gaalkacyo university ayaa Maanta u fariistay imtixaankii (half semistarka)  kaasi oo loogu gudbayay qeybta kale ee semistarka sanadkaani .

Gudoomiye ku xigenka Jaamacada Gaalkacyo Univesity Macalin Muxudiin ayaa sheegay in uu aad u ugu faraxsan yahay in ardayda ay u fariistaan imitaanka isagoona tilmaamay in mudda todobaad ah uu ka soconayo Gudaha Jaamacada

Jaamacada gaalkacyO University aya Waxa ay ka Mid tahay  Jaamacadaha ku Yaal Magalada Gaalkacyo waxana ardayda jaamacadaasi wax ka barta  qaarkood  gaar ahan kuwa caafimaadka barta ay ka shaqeeyaan isbitaalka koonfurta gaalkacyo

 

LEAVE A REPLY