Sawirro:-Maraakiib Laga Leeyahay Iiraan Oo Hub U Soo Waday Somalia Oo La Qabtay

Wakaalladda Wararka YONHAP  ayaa shaacisay  in Maraakiib yaryar oo laga leeyahay Iiraan lagu qabtay Badda Carbeed ama meel ka baxsan  Badweynta Hindiya ee  Xeebaha Somalia, kuwaasi oo waday Qoryaha Boobayaasha ee lagu farsameeyo dalka Waqooyiga Kuurya.

Markab Dagaal oo laga leeyahay dalka Faransiiska ayaa gacanta ku dhigay  Hubkaasi oo loo soo waday Malereshiyooyin ku sugan gudaha dalka  Somalia.

Waxaa la rumeysan yahay inay Iiraan soo dirtay Hubkaasi, isku-day ay ku doonaysay inuu ku hubeyso Maleeshiyo ka dagaalanta gudaha Somalia.

Dhinaca kale, Qoryaha Boobayaasha ee la qabtay oo noocoodu yahay (The Type 73) waxaa lagu farsameeyey dalka Waqooyiga Kuurya, waxaana Dowladda Iiraan hubkaasi laga iibiyey sannadihii 1970-kii ilaa 1980-kii oo ay Milliteriga Iiraan dagaal kula jirtay Ciiddanak dalka Ciraaq.

Dhawaan ayey ahayd, markii ay Kooxda QM ugu qaabilsan Kormeerka Cunaqabataynta Hubka ee saaran Somalia  iyo Eritrea Warbixin u gudbiyeen Golaha Ammaanka ee QM, kuna sheegeen in Maraakiibtaasi laga leeyahay Iiraan lagu qabtay 6 Qoryaha Boobaha ee 73 iyo noocyo kale oo hub ah.

Warbixinta waxaa kaloo lagu sheegay in Shixnadaha Hubka ee laga soo daabulo Dekedaha Yemen iyo Iiraan sida qarsoodi ah loogu soo daabulo Dekedaha ku yaalla W/bari ee Somalia.


Shabakada hobyomedia.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail hobyomedia1@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii Ugu Danbeyay

Dhageyso Farmaajo oo ciidamo ku sugna dhuusamareb lagu warejiyay , Dhageyso Codadka Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Maxamed Shaakir iyo Taliyaha Xoogga dalka Cabduweli Jaamac Gorod
- Jan 19, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta booqday Xerada taliska qeybta 21-aad ...
Beesha Cadaado oo Go’aan Culus soo saaray (Xaaf oo laga mamnuucay Degaanadeeda -AKHRISO QORAAL)
- Jan 19, 2018
Beesha Cadaado ayaa soo saartay Caawa go’aano adag oo ay ka qaadatay madaxweynaha Galmudug ...
Midowga Galmudug & Ahlu suna Maxaase Xigi doona?
- Jan 19, 2018
Magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa waxaa lagu soo gaba gabeeyay shirweyne lagu ...
Daawo Sawirada Galmudug iyo Ahlusuna oo midoobay iyo Calanka Galmudug oo la Suray Caasimada Galmudug ee Dhuusa-mareeb
- Jan 18, 2018
Magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa waxaa lagu soo gaba gabeeyay shirweyne lagu ...
Dhagesyo:-Madaxwaynaha Soomaliya oo Qudbad qiiro leh ujeediyay Ciidamadii kaxoreeyay alshabaab Gobolada dhexe.
- Jan 18, 2018
Madaxweyne Farmajo ayaa hadalkaan sheegay xili uu Maanta kormeer ku tegay Xerada 21,aad ee ...
DEG DEG Dhageyso:-Banaanbax Ka Dhan Ah Shirka Dhuusamareeb Oo Ka Dhacay Cadaado
- Jan 18, 2018
yada ooDuhurnimadii Arbacada Maanta uu Magaalada Dhuusamareeb uu ka furmay shirka dhmeystirka heshiiskii ay ...
Ergeyga Qaramada Midoobey Ee Arrimaha Soomaaliya Iyo Madax Kale Oo Gaartay Dhuusa Mareeb
- Jan 18, 2018
Magaalada dhuusa Mareeb ee Xarunta gobolka Galgaduud waxa weli ku sii qul qulaya wufuud ...
Shirka Dhameystirka Heshiiskii Galmudug Iyo Ahlusunna Oo Dhuusamareeb Ka Furmay
- Jan 18, 2018
Maanta waxaa Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug ka furmay shirka dhameystirka heshiiskii Galmudug ...
Dhageyso Qudbadii Madaxweynaha Dowlad Gobaledka Konfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan uu ka Jediyay Dhuusamareb markii Si Heer Sare ah loogu so Dhaweyay
- Jan 18, 2018
iyadoo magaalada  Dhuusamareb ay ku soo Qul Qulayan Wafuud kala duwan aya wafdi uu ...
Dhageyso Qudbadii Madaxweynaha Puntland uu jeediyay Marki uu dhusamareb ka dagay””Magaladaydii Cdina marti ugu ma ihi”
- Jan 18, 2018
Madaxweynaha Mamaul Gobaleedka Puntland iyo Wafdi uu Hogaaminayo aya soo Gaaray Magaalada Casimada u ...
Akhriso : Maxuu Jawaab u aha Safarkii Farmajo ee Galmudug mise Siyaasiyiinta Habargidir aya wali culus iyo cadaadis ku haya Xogta Daahsoon
- Jan 18, 2018
Intii uusan bilaaban socdaalkiisa horaantii bishaan, dad badan ayaa aaminsanaa inuusan fiicneyn cilaaqaadka madaxweyne ...
Xog :Xildhibaanno ka tirsan Labada Aqal ee beelaha H/Gidir oo loo diray Cadaado Kadib Goaankii beesha Saleeman
- Jan 18, 2018
Kadib shirar is daba joog ah oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb waxaa wafdi ka ...
Go,aankii Odayaasha Beesha Reer Xaji Saleeman ee Cadaado oo keenay in dib loo dhigo Shirkii Dhuusamareeb iyo farmajo oo ku jahwarersan xaalka Maxaa soo kordhay?
- Jan 17, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku sugan magaalada Dhuusamareeb, halkaas oo la sheegay ...
Saraakiil Ciidan oo Lagu Weerary Magaalada Gaalkacyo , Wararkii Ugu Danbeyay
- Jan 17, 2018
Kooxo hubeysan ayaa Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan Xaafadda Saalama ku weeraray Sarkaal ka ...
Dhageyso Ciidanka Ahlusuna oo Dhuusamareb ku toogtay Qof rayid ah Kadib Markii…..
- Jan 17, 2018
Duhurnimadii Maanta ayaa waxaa Magaalada dhuusa Mareeb uu Askari ku dilay qof Shacab ahaa ...
 
Advertisements