Waa sidee Gaalkacyo Caawa kadib dagaal maanta ka dhacay Gaalkacyo

Waa sidee Gaalkacyo Caawa kadib dagaal maanta ka dhacay Gaalkacyo

0
SHARE

Gaalkacyo: Ugu yaraan 4 qof ayaa ku dhimatey , shan qof oo kalana waa ay ku dhaawacmeen dagaal maanta ka dhacay bartaha magaalada Gaalkacyo.

Dagaalka wuxuu sababey inuu istaago ganacsiga suuqa ugu weyn ee magaalada Gaalkacyo,sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka

Xaalada ayaa caawa dagan kadib Markii rasaasta ay iskeed u istaagtay waxaana socda Dadaalo Xoogan oo ay wadaan.odayashada iyo Culumada Gobolka mudug.

Dukaanka maanta ayaa la sheegayaa in ay soo qaadeen maleshiyaad k soo jeeda Puntland kuwasi oo doonayaa in si xooga leh ay ku dhisaan dhismo baqaar oo ku yaalla suuqa Gaalkacyo.

Galmudg ayaa markasto iska caabisa Puntland waxaana ilaa iyo hadda aan jirin Jawab Galmudug ay ka bixisay weerarka maanta.

LEAVE A REPLY