Wajiga labaad Shirka Galmudug iyo ahlusunna oo warar kala duwan ay ka...

Wajiga labaad Shirka Galmudug iyo ahlusunna oo warar kala duwan ay ka soo baxayan shirar hoose oo jabuuti lagu qabtay

0
SHARE

wixii ka dambeeyay safarkii Madaxwayne Xaaf iyo shiikh shaakir ee dalka Kenya Waxaa soo baxayay Warar kala duwan oo Ku saabsan Wadahadallada Galmudug iyo Ahlusuna.

Waxaa soobaxaya in Khilaafka udhaxeeya Labada dhinac Xal looga Gaari doono Wadanka Jabuuti oo Halkaas la isku arki doono.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Dalka Jabuuti oo Hada Ku sugan Muqdisho, ayaa la sheegayaa in Wafdiga uu Gayn doono Wadanka Jabuuti, Gaar ahaan Magaalada D.jabuuti.

Wafdiga Waxaa qayb ka noqon doona Xildhibaan Wasiiro Ka kala tirsan Labada dhinac Galmudug iyo Dowlada dhaxe, Madaxda Galmudug iyo ahlusuna Waljameeca.

Waxaa Hada soo baxaya in sababta ugu wayn ay tahay in Wixii Khilaaf ah ee u dhaxeeya Galmudug iyo Ahlusuna Wadanka Jabuuti lagu soo afjar

LEAVE A REPLY