War Dag Dag ah : Dhageyso Taliska Booliska Galmudug oo Sheegay in...

War Dag Dag ah : Dhageyso Taliska Booliska Galmudug oo Sheegay in Puntland ay kasuura Gali ladahay in lakala qaado Ciidamada isku horfadhiya Galkacyo iyago jawab kulul siyay saraakiisha puntland

0
SHARE

Taliyaha qeybta boliiska Gobolka Mudug ee Galmudug maxamed Nuur cali Gadaar oo uwaramay Radio Hobyo wariyaheena Guuleed ayaa sheegay in waxlaga xumaado uu yahay hadalkii kasooyeeray Taliyaha qeybta boliiska Gobolka Mudug ee puntland kaas oo ahaa in dagaalkii suuga ka dhacay raga sooqaadey ay ahaayeen al shabaab

Maxamed Nuur waxa uu sheegay in boliiska galmudug ay siweyn uga shaqeenayaan Nabada Gaalkacyo waxaana uu sheegay in askari boliiska katirsan uu xitaa uga dhintay dagaalkii maalin kahor ka dhacay gaalkacyo

Taliyaha qeybta boliiska Gobolka Mudug ee Galmudug maxamed Nuur cali Gadaar ayaa sheegay in ganacsatada puntland iyo qaar kamid ah ciidamada poliska puntland ay colaada wadaan   

HOOS KA DHAGAYSO Waraysi Taliyaha 

LEAVE A REPLY