War Deg Deg ah :DHAGEYSO: Mid ka mid ah wasiiradii uu magacaabay...

War Deg Deg ah :DHAGEYSO: Mid ka mid ah wasiiradii uu magacaabay Waare oo sabab la yaab leh isku casilay

0
SHARE

Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Saacado ka hor ku dhawaaqay Golaha Wasiirada Maamulkiisa, waxaana durba is casilay mid kamid ah Wasiirada uu magacaabay.

Waxaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu is casilay Wasiiru-Dowlahii Wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta.

Ismaaciil Maxamed Culusow oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inuu xilkaas iska casilay isagoo ku sheegay sababta uu isku casilay inay tahay iyadoo aan markii horeba lagala tashan xilka loo magacaabay.

Waa Wasiirkii ugu horeeyay ee iska casilay golaha wasiirada hir-Shabeelle ee uu Maanta Magacaabay Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY