Daawo Sawirada Hawusha Dakada Hobyo oo si wanagsan u Socota

Daawo Sawirada Hawusha Dakada Hobyo oo si wanagsan u Socota

0
SHARE

Dakada Hobyo ayaa dhawaan markale   dib shaqo bilaabi doonta

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf oo kul hore Balkan qaaday in la furi doono dekada hobyo ayaa soo iibiyay shactar casri kaas oo maalmahan nagu soo aadan gaari doono xeebta magaalada hobyo

Shactarkan ayaa dhawaan kusoo xirtay dekada xamar waxaana goordhaw u gudbi doona dhanka magaalada hobyo
Madaxweynaha oo dhawaan xamar kula kulmay waxgaradka iyo ganacsatada Galmudug ayaa ugu baaqay in ay ganacsigooda kala soo degaan dekada hobyo oo dhawaan dib u howlgali doonta sida uu madaxweynuhu balan qaaday

LEAVE A REPLY