Daaawo Muqaalo ku saabsan isbadalka deganka Budbud iyo Dadka Deganka oo fariimo...

Daaawo Muqaalo ku saabsan isbadalka deganka Budbud iyo Dadka Deganka oo fariimo u Gudbinaya Jaliyada Galmudug ee Degankaasi

0
SHARE

HM) Xafiiska Gaalkacyo Tan iyo markii Jaaliyadaha ka soo jeeda Deganada Galmudug  Gaar ahan jaaliyadaha  ka soo eda Gobalka Mudug ay bilabeen dib u dhiska deganada ay ka soo jedan iyo sidoo kale in ay ka qayb qatan horumarinta deganada ay ka soo jeedaan aya  dadka deganadasi waxa ay daremeen in dib u dhiska iyo horumarka deganka uu dib u bilowday

Deganka Budbud waxa uu ka Mid yahay Deganada hada jaaliyadaha ay bilaaban in gurmad dhinac walba ah loo fidiyo, inkastoo wali xaga waxbarashada deganadasi ay  jiro  habac sanaan iyo dadka deganka  qaarkood oo aanan ku baraarugsaneen waxbarashada una baahan in wacyi galin buuxda in la  gaarsiiyo

Masuuuliyin ka Socda Wasaarada Waxbarashada  Galmudug aya Gaaray Deganka Budbud si ugu kuur galan isbadalka ka socda dhinac kasta deganaasi

Halkan Hoose ka Daawo Muqaalka

LEAVE A REPLY