Daawo Barnaamija Gaar Ah oo ku saabsan Xaalada Deegaanka Koonfurta G Mudug Docol ilaa hobyo

HM)Xafiiska Gaalkacyo Dhawaan Roobab Lixaad leh aya waxa ay ka da’ayen deganada Bariga iyo Koonfurta Mudug Waxana Wariyasha Gobalka Mdug ay u Kuur Galeen Xaaladaha Deegaanka Koonfurta G Mudug Docol ilaa Hobyo

Wariye Ali Maalin nuur  oo ka mida Wariyaasha Gobalka Mduug ayaa Barnamaij gaar ah  oo ku saabsan Xaalada Deegaanka Koonfurta G Mudug Docol ilaa  Hobyo inoo Diyaariyay

Hoos ka Daawo Muqaalka oo Dhamays tiran live hobyomedia.com


Shabakada hobyomedia.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail hobyomedia1@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii Ugu Danbeyay

Dhageyso Dowlada Galmudug Oo Ciidan Badan Geysay Magaalada Hobyo Xili Lagu Wado in La Bilaabo Dhawan Dhismaha Dekadda Hobyo
- Feb 18, 2018
HM__ Xafiiska gaalkacyo Magaalo xeebeedka hobyo oo dhacda koonfurta gobalka mudug xiligaan waxaa laga ...
Daawo-Muqaal Qurux Badan oo ku saabsan Xaalada Amaan iyo Mid Hormarineed ee Deeganada Galmudug
- Feb 18, 2018
HM))Xafiiska  Gaalkacyo Kobac Dhaqaale oo Xoogan aya laga Dareemaya Deganada Dowlad Gobaleedka Galmdug tan ...
Faah faahino Akhriso Sababta Magalada Dhuusamareeb loogu Xiray Agaasimihii Warfaafinta Madaxtooyada Maamulka Galmudug+Sawir
- Feb 18, 2018
Maxamed Cusmaan Qoofaal  Agaasimihii Warfaafinta  Madaxtooyada Maamulka Galmudug ayaa la sheegay in ay xireen ...
Diyaarad hub sida Lagana Leeyahay Wadanka Shiinaha oo ka degtay garoonka diyaaradaha Muqdisho
- Feb 18, 2018
Warar lagu kalsoonaan karo oo laga helayo ilo kala duwan ayaa xaqiijinaya in diyaarad ...
XOG: Mareynkanka oo ka digay in laga dhabeeyo Qorshe QM ansixisay oo halis ku ah Somalia(Aqri)
- Feb 17, 2018
areynkanka ayaa si adag uga soo horjeestay go’aan Qaramada Midoobay uu ku ansixiyay in ...
Dhageyso Warbixin ku Saabsan Furniinka Dumarka Soomaliyeed iyo Caqabadaha Qoyaysaska Kala tag ay ku raben caruurta
- Feb 17, 2018
Furiinku somaliyada ayaa sanadahaan noqday wax iska caadi ah, oo dhalintu ay u arkeen ...
Qadar oo Dowlada Somalia ku wareejisay Gaadiid loogu tala galay Booliiska (Daawo Sawirro)
- Feb 17, 2018
Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dowlada Qadar kala wareegtay Gaadiid loogu tala galay Ciidanka ...
Dhageyso:-Gudoomiyaha Guud Ee Ururka Ahlusuna Oo Iclaamiyay Dagaal
- Feb 17, 2018
Gudoomiyaha Guud ee Culimadda Ahlusuna Wal-Jamaaca ee ku biiray Maamulka Galmudug ayaa kulamo dhinaca ...
Akhriso:-Madaxweyne Xaaf Oo Joojiyay Bixinta Dhulal Ka Banaan Magaalada Hobyo(Wareegto)
- Feb 17, 2018
Waareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ...
Toogasho ka dhacday Sweden Xaafada Somalida ay ku Badan tahay ee Rinkeby ee waqooyi ee Stockholm.
- Feb 17, 2018
Abaaro 23:42 pm ee xalay waxaa booliska Stockholm ay toogasho ka geesteen Xaafada Rinkeby ...
madaxweynaha Maxkamada Caalamiga ee Caddaaladda ee (ICJ) Cabdulqawi Axmed Yusuf oo ka hadlay dacwadda badda ee u dhexeysa Soomaaliya iyo Kenya
- Feb 17, 2018
Madaxweynaha dhowaanta loo doortay Maxmadda Caddaalada Adduunka ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dacwada ...
Dowlada Sweden o Sheegatay in sabad Barkiis la Xiri doono Qofka aan ku nooleen Hoyga uu Adreska ku yahay Akhris Sharcigan xiliga uu dhaqan galayo
- Feb 17, 2018
Dowlada Sweden ayaa dooneysa in ay adkeyso sharciga la xiriira diiwaan galinta hoyga iyo ...
Itoobiya oo xaalad degdeg ah lagu soo rogay iyo amaanka oo faraha ka sii Baxaya kadib is casilaadii Ra’iisul Wasaare Hailemariam Desalegn.
- Feb 17, 2018
Golaha wasiirrada ee waddanka Itoobiya ayaa ku dhawaaqay in xaalad degdeg ah ay dalkaasi ...
Maxaa Xiga Iscasilaadda Raysalwasaaraha Ethiopia?
- Feb 16, 2018
Raysalwasaarihii Ethiopia Hailemariam Desalegn ayaa warqaddiisii iscasilaadda gudbiyey. Iscasilaaddan la yaab ka ah ee ...
WARBIXIN: Dekadda Muqdisho oo maalintii 10-aad xiran & DFS oo dhexda uga jirta xaalad adag
- Feb 16, 2018
Waxaa weli xiran shaqadii Dakadda Magaalada Muqdisho maalintii tobanaad, iyadoo amuurtaasi ay sabab u ...
 
Advertisements