Daawo Dhuusamareeb oo Lagu qabatay Dabaaldaga Heshiiskii Galmudug iyo Ahlusuna iyo...

Daawo Dhuusamareeb oo Lagu qabatay Dabaaldaga Heshiiskii Galmudug iyo Ahlusuna iyo ahlusuna oo soo bandhigtay ciidan iyo gadiid farabadan

0
SHARE

Munaasabada waxaa kasoo qeybgaley madaxa xukuumada dowlad gobolledka soomaaliyeed ee galmudug ,Shiikh Maxamed shaakir cali xasan
waxaa kale oo munaasabada kasoo qeybgaley saraakiil xildhibaano ka tirsan galmudug dadweyne ku labisan calanka dowlada Dhaxe, iyo calanka Dowlad gobolleedka Galmudug.

Goobta munaasabadu kadheceysay waxaa kusugnaa saraakiil hore oo katirsanaa ciidanka xooga dalka iyadoo munaasabadan ay dhoolotus aad u weyn kusoo bandhigeen cutubyo katirsan ciidanka cusub ee galmudug oo isugujirey policeka milatariga iyo cutubyada nabadsugida ee galmudug

Madaxa golaha xukuumada ee galmudug  sh/ maxaed shaakir oo goobta kahadley ayaa aad u bogaadiyey shacabka dhuusamareeb oo isu diyaarinaya soo dhoweynta galmudug waxa uuna fariin uu udirey shacabka reer dhuusamareeb uga dalbadey in ay guriyohooda u baneeyaan martida sida ugu wanaagsana loo soo dhoweeyo.

LEAVE A REPLY