Daawo Hobyomedia oo heshay Muqalka Meydka Madaxweynihii hore ee Yemen Cali...

Daawo Hobyomedia oo heshay Muqalka Meydka Madaxweynihii hore ee Yemen Cali Cabdalla Saalax oo ay dul Tagan Yihiin Maleeshiyo Hubaysan

0
SHARE

HM_Xafiiska  Qaarada Yurub ilo-wareedyo ka tirsan xisbiga dadwaynaha ayaa sheegay in madaxweynihii hore ee Yemen Cali Cabdalla Saalax lagu dilay dagaalka ka dhanka ah Huthis ee Sanaa.

Suxufiyiinta ayaa sheegay in dhimashadii Saleh ay ka dhacdey aagga Sanhan ee ku taala caasimadda Sanaa, halka mas’uuliyiin xisbiba ay xaqiijiyeen warka ku saabsan dilka Saleh, waxayna dalbanayeen taageerayaashiisa si ay uga hor tagaan maleeshiyada Houthi.

Warbaahinta Hobyomedia.com oo Soo Xiganaysa Tvga Al arabiyah aya waxa ay  heshay Muqalo lagu taabacayay Barta Tvga Al arabiyah kaa oo muujinaya geerida Cali cabdala salax oo ay dul tagan Yihiin Maleshiyo Hubaysan

Horaantii, Reuters ayaa soo xigatay marqaatiyaal ah in maleeshiyaadka al-Houthi ay weerareen gurigiisa Saleh bartamaha Sanaa

Xishada Warbixinta oo ku qoran luqada carabiga :

Wixii Warar ah o ku soo kordha Kala Soco Hobyomedia .com

Hoos ka Daawo Muqaalka

LEAVE A REPLY