Daawo live Xarunta Madaxtooyada Villa Somaliya ee Muqdisho Munasabadda Heshiiska Ahlusuna iyo...

Daawo live Xarunta Madaxtooyada Villa Somaliya ee Muqdisho Munasabadda Heshiiska Ahlusuna iyo Galmudug

0
SHARE

HM_Xafiiska Muqdisho : Xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaliya  ee Muqdisho aya Waxa lagu Qabtay   Munasabadda Heshiiska Ahlusuna iyo Galmudug Villa Somalia iyadoona ay goob joog ahayeen Madaxweynaha Galmudug iyo  Sheikh Shaakir 

Qodobada labada dhinac ay isku afgarteen aya halkaasi lagu Soo bandhigay Waxana Madaxweynihii Ururka Ahlusuna Galmudug laga siiyay Xubin Muhiim ah

Hoos Daaawo muqaalka

LEAVE A REPLY