Daawo Madaxda Hay,ada Socdaalka & Jinsiyadaha Somaliya Galmudug iyo puntland oo...

Daawo Madaxda Hay,ada Socdaalka & Jinsiyadaha Somaliya Galmudug iyo puntland oo ku Heshiiyay is Waydaarsiga Xogta Shaqsiyadka la doon donayo kadib Markii labada dhinac ay so galeen Sarakil shabab ah

0
SHARE

Agaasimayaasha Socdaalka & Jinsiyadaha Puntland & Galmudug Ayaa Kun Wada Qaatay Magalada Gaalkacyo Waxana Ujeedka Kulankan uu aha wada Shaqyan dhax Marta Xafiisyada Labada dhinac eee Hay,ada Socdaalka iyo Jinsidaha ee Somaliya

Masuuliyiinta Labada dhinac aya waxa ay shgeen in Xafiisyada Labada dhinac ay iska kaashan doonaan xogta muqaabaradka ee sirdoonka ku adan falalka argagaxisada  ay doonayan in ay ku qaataan basaborka , danbiilayaasha  doonaya in ay ku kala gooshaan deganada labada maamul ,  ajaanibta luqada somaliga bartay ee doonaya in ay qaatan basaborka iyo sidoo kale arimaha tahriibinta oo ay shegeen in si qaldan ay u isticmalan basaborka soomaliga

Kulankan oo ahaa mid wax badan la isku wada Afgartay aya labada dhinac waxa ay uga Warbixiyeen saxaafada markii uu kulankooda soo dhamaaday

Hoos ka Daawo Muqaalka

LEAVE A REPLY