DAAWO:-Madaxweyne Ku xegeenka Galmudug oo Shir Nabadeed Ka Furay Balanballe.

DAAWO:-Madaxweyne Ku xegeenka Galmudug oo Shir Nabadeed Ka Furay Balanballe.

0
SHARE

Madaxweyne kuxigeenka mamulka galmudug iyo wafdi uu hogaminayo oo malmihii ugu danbeyay ku sugnaa dagmada balanballe ayaa manta bulshada dagmada balanballe ufuray shir looga hadlayo geedi socodka nabada.

Kulankan uu manta ka furay dagmada balanballe madaxweyne kuxigeenka mamulka galmudug maxamed xashi Carabay ayaa loo ga hadlayay geedi socodka nabadeenta deganka iyadoona ay kasoo qayb galeen cuqasha , dhalinyarada, haweenka . Iyo kala duwan.

Madaxweyna kuxigeenka iyo ugaas axmed bare cali xabun
Ayaa Ugu horeen waxaa kulanka furay ugaas beelaha sade ugaas axmed bare cali xaabun,  isagoona dadka deganka ku bararujiyay in nabada laga shaqeyo.

Maamulka Dagmada balanbal iyo qaar kamida odayasha deganka oo gobta kahadlay ayaa tilmamay ahmiyada ay nabadu leedahay.

xubno kamida wafdigi uu hogaminayay madaxweyne kuxigeenka oo gobta kahadlay ayaa ku amanay dadka deganka dadaalka ay ugu jiran raadinta nabada iyo hormarka Deegaanka.

Ugu danbeyn madaxweyne kuxigenka  galmudug oo gobta ka hadlay ayaa ka warbixiyay habsami usocodka nabadenta mamulka galmudug iyo ujedoyinka uga adan balanball iyo sidii kulamadaan loo joogteen lahaa.

LEAVE A REPLY