Daawo Madaxweyne Xaaf ,iyo Odayaasha hawiye oo Qayb wayn ka Qaatay Sii...

Daawo Madaxweyne Xaaf ,iyo Odayaasha hawiye oo Qayb wayn ka Qaatay Sii Daynta C/Ramxaan C/Shakuur.

0
SHARE

Siyaasiga C/Raxmaan C/Shakuur ayaa mudo kadib dib u helay xoriyadiisa kadib wadahadal udhaxeeyay dowlada Soomaaliya, odayaal beeleed iyo xubno kale oo isla dowlada katirsan.

odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye, Xildhibaano, Duqa Muqdisho iyo qaar kamid ah wasiirada beeshaas ayaa ku sugnaa halkii lagu soo dhaweynayay C/Ramxaan C/Shakuur.

Sidoo kale barnamijka  sii dayntiisa waxa qayb wayn ka qaatay Madaxweynaha Mamaulka Galmudgu ahmed Ducale Gelle Xaaf

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

LEAVE A REPLY