Daawo Muqalka : Beero ku Yaal Duleedka Gaalkacyo oo soo Saaraya Qudaarta...

Daawo Muqalka : Beero ku Yaal Duleedka Gaalkacyo oo soo Saaraya Qudaarta Mooska , Qaraha iyo Dhaliyarda Galmudug oo dhirigalinaya Tacabka Beeraha

0
SHARE

HM) Xafiska  Gaalkacyo Dhalinyaro wax ku soo Baratay jaamacadaha aya Gaalkacyo ka Bilaabay Barnamij Muhiim ah oo lagu dhiiri Galinayo dadku in ay wax tacbadaan waxana dulledka gaalkacyo laga hir galiyay beero waa wayn

beerahan aya soo saraya qudaarta nuucdaydeeda kala duwan sda qaraha , mooska iwn waxana  arintan ay noqotay mid ay si wayn ugu farxaan bulshada gobalka mudug

beeraha wax ay soo saraan aya loo suuq geeya gaalkacyo iyo deganada  kale ee gobalka mudug iyadona baabuur ghadiidka xamuulka qudaarta la soo saaaro lagu raro

Wariye Ali Nuur cayn oo ka mid ah wariyaasha Gobalka mudg aya warbixin ka diyaariyay qaabka ay dhalinyaradan ugu dhiiradeen wax soo saarta beeraha iyo sida beeraha ay muhim ugu yihiin bulshada  gobalka mudug oo aan ku baraarugsaneen muhiimada  tacabka iyo wax soo saarka beeraha

Hoos ka Daawo Muqaalka 

 

LEAVE A REPLY