Daawo Sawirada;- Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug oo Gaaray Cabduwaaq. iyo Ujeedka Safarkiisa

Daawo Sawirada;- Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug oo Gaaray Cabduwaaq. iyo Ujeedka Safarkiisa

0
SHARE

Wafdi uu hogaaminayo Madaxwayne kuxigeenka Galmudug #Maxamed Xaashi Cabdi Carabey oo soo gaarey Degmooyinka #Bangeelle iyo #Caabudwaaq

Wafdiga Madaxwayne kuxigeenka waxaa kamid ahaa Wasiirka Arimaha Gudaha,Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Amniga ,Wasiiru Dowlaha Caafimaadka ,Abaanduulaha Ciidamada Qaybta 21aad iyo Masuuliyiin kale

Madaxwayne kuxigeenka ayaa Bangeelle iyo Caabudwaaq Shacabkii ku soo dhaweeyay ay umuujiyeen sida ay uga go’an tahay garab istaaga Galmudug

Halkaan ka Daawo Sawirada 

LEAVE A REPLY